Barro

Barro luuqadaha shisheeyaha si deg deg ah wax ku ool ah, wakhti kasta oo aad rabtid

Ciyaar

Xafid eryadda iyo odhaahaha adigoo la baranaaya malaayiin kale oo ku nool dhamaan aduunka

Tababarka

Luuqad kasta oo aad halkan ka heli karto ku tababaro oo hel shahaadadaada

Ka Barro luuqadah shisheeye Lingo Play

Waa maxay luuqada aad jeceshahay in aad barato?

English (American and English), German, French, Spanish, Italian, Portuguese (Portuguese and Brazil), Korean, Chinese, Japanese, Vietnamese, Indonesian, Thai, Hindi, Hebrew, Norwegian, Polish, Czech, Slovak, Swedish, Finnish, Dutch, Danish, Hungarian,Greek, Romanian, Turkish, Russian, Arabic

Barro luuqadaha shisheeye habka online-ka

Keebaad door bidaysaa ciyaaridda mise barashadda?

Barro sida loo sameeyo Barro luuqadaha shisheeyaha hab fudud dhaqso badan oo online-ah ama la xafid erayada iyo odhaahaha malaayiin kale oo kunool dhamaan aduunka.

Barmaamujka barashadda luuqadaha Lingo Play barashada casharo iyo koorsooyin waxaa loogu talagalay bartaha heer kasta heerka kowaad ilaa heerka ugu sareeya. Waxaad baran doontaa kumanaan kelmado cusub oo aanad aqoon iyo odhaahyo kale, waxaad si wax ku ool ah oo dhakhso badan u awoodi doontaa in aad xiftidid, sidoo kale badanaa waxaad awoodi kartaa in aad hesho oo aad horumariso eryadaada iyada oo aan loo eegahayn hadii aad hada bilowday barashada luuqada ajanebiga ama aad tahay qof u dhashay kuhadalka luuqada.

Barro, ciyaar oo ku tababaro ku hadalka luuqadaha ajanebiga Lingo Play

Astaamaha Lingo Play

  • null

    Ku ciyaar habka Online-ka

    Ku martiqaad asxaabtaada oo ku wada raaxaysta marka aad barataan luuqadaha shisheeye si wada jir ah

  • null

    Cusboonaysiin

    Ku taagnow cusbonaysiinta eryadadaada

  • null

    Qiimaha + Heerka

    Ka qayb galka heerarka tartamada oo ku kuleyso hadiyado

  • null

    Barro casharo

    waxaad baran doontaa kumanaan eray oo cusub iyo odhaahyo kubaxaya luuqad shisheeye

  • null

    Wada-sheekaysiga

    Ka qayb qaado wada-hadalada dadka kale ee aduunka oo dhan jooga

  • null

    Hel shahaaddo

    Dhamaystir koorsooyinkaaga Lingo oo hel shahaaddo luuqad kasta oo shisheeye oo aad baratid

  • null

    Play online

    Ku martiqaad asxaabtaada oo ku wada raaxaysta marka aad barataan luuqadaha shisheeye si wada jir ah

  • null

    Wada-sheekaysiga

    Ka qayb qaado wada-hadalada dadka kale ee aduunka oo dhan jooga

  • null

    Qiimaha + Heerka

    Ka qayb galka heerarka tartamada oo ku kuleyso hadiyado

  • null

    Barro casharo

    waxaad baran doontaa kumanaan eray oo cusub iyo odhaahyo kubaxaya luuqad shisheeye

  • null

    Cusboonaysiin

    Ku taagnow cusbonaysiinta eryadadaada

  • null

    Hel shahaaddo

    Dhamaystir koorsooyinkaaga Lingo oo hel shahaaddo luuqad kasta oo shisheeye oo aad baratid

Waxaad ka heli kartaa Apple Store iyo Google Play

Ku baro luuqadaha Lingo. Hadda iskuday!
learn-languages-with-lingo-4

Barro luuqadaha shisheeye, hab degdeg ah oo kalsooni leh!

Kaadhadhka-falaashta

Kaadhadhka-falaashta waa hab wax ku ool ah oo aad ku baran kartid kuna xiftiyi kartid eryada

Eryadda

Waxaad ka heli doontaa kumanaan erey cusub ah oo had iyo jeer aad awoodi doontid inaad sii wadato heerka aad tahay

Odhaahyo

Barrashadda odhaahyadda iyo erayadu waxay kaa caawin doonaan in aad si heersare ah u hadashid

Tijaabooyin

Si aad u hesho shahaado wad barashada iyo ku hadalka oo ka gudub tijaabooyin is-xigxiga
learn-languages-with-lingo-5

Kubiir bulshadda kuxidhan Lingo

Dejiso barmaamujka

Dejiso barmaamujka barashada luuqadaha Lingo Play waxaad ka heli kartaa Mobilada casriga ah iyo Tablets-ka Apple Store iyo Google Play”}” Download language learning app Lingo Play which is available for smartphones and tablets in Apple Store and Google Play

Halkan ka gal

Halkan ka gal oo ku qor xogta aaladaadda kaydiyaha si aad ugu kaydiso tirakoobka horumarkaaga

La wadaag saaxiibadaa

Malaayiin isdiwaangeliyey ayaa hada isticmaala Lingo, waxay la bartaan oo tijaabiyaa saaxiibadooda kale, waana shay xiiso badan. Ku martiqaad saaxiibada si ay ugu biiraan Lingo!

Diridclear

Get Lingo Play on Apple Store or Google Play

Hel maanta barmaamujka Lingo Play!

Lingo Play waa hab xiiso leh oo wax ku ool ah oo aad ku baran karto kuna xifdiyi kartid eryada luuqadaha English Français Deutsch Español Português Italiano 日本語 中文 Korean Русский العربية Türkçe.

Raadi luuqadaadda!

Lingo Play Ltd / Hong Kong

info@lingo-play.com

Lingo Play Ltd / Hong Kong

info@lingo-play.com